Friday, June 14, 2024

Horumarka deegaanka laanqayrta

http://www.laanqayrta.com/qaabka-loo-qoro-wararka-faallooyinka-iyo-rayiga/Aqristaha sharafta leh oo jecel inuu wax ka barto ama ka ogaado qorshaha ganacsiga marka horre isweydii adiga “waa maxay qorsho?” “Qorshaha adiga ayaa kunool ee asiga kuguma noola” maah-maahdaan waxay ahayd “talo adiga ayaa ku nool ee iyada kuguma noola”. Hadaba aan kula taliyo, inta badan ganacsiga ka jira gudaha Soomaaliya cimirigiisa aad ayuu u gaaban yahay, balse maxaa keenay? Ganacsiga Soomaalida inta badan sidaas uma sii cimri dheera, waanu ogsoonahay in waxwalbo Illahay swc sawabtiisa ay ku jiraan balse haddii ganacsiga uu ku dhisanyahay aqqoon iyo waayo aragnimo dheer wuxuu noqdaa mid aad u cimri dheer.