Wednesday, June 12, 2024
HomeTaariikhda Laanqayrta

Taariikhda Laanqayrta

aariikhda Aasaaskii Magaalada Hargeysa Ee Caasimada gobolka wa qooyi galbeed Somalia:Bilowgii degitaanka HargeysaHargeysa waxay ahayd goob ay ku baddan tahay dhirta isku cufani oo ahaa kaymo jiq ah, taasi waxay keentay in dadkii degi jiray oo xilligaas ahaa dad reer guuraa ah inay ka firxadaan saddex shay oo ay Hargeysi caan ku ahayd wakhtigaas oo kala ahaa:1. Masas sun halis ah lahaa oo ay hoy u ahayd dhirtan isku cufani2. Libaaxyo raxan-raxan ahaa oo dad iyo duunyaba cuni jiray3. Kaneeco aad u farabaddan oo gabood ka dhigan jirtay dhirta isku dhafan ee goobtani caanka ku ahayd.Saddexdaas arrimood ee aynu soo xusnay waxay halis weyn ku ahaayeen dadkii iyo xoolihii goobtaas ka ag dhaawaa, iyadoo ay taasi jirtay dadka reer guuraaga ahaa ama

Previous article
Next article

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments